Allbanaadir.com
NEWS

Majaajiliistaha caanka ahaa ee Ajakis oo goordhaw Muqdisho ku geeriyooday

Waxaa goordhaw Isbitaalka Yardameli ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Ilaah ha u naxariistee Majaajiliiste Cabdi Muruudi Dheere oo loo yaqaanay Ajakis , oo maalmihii lasoo dhaafay ku jiray xaalad adag oo koomo ah.

Maamulka Isbitaalka Yardameli ayaana xaqiijiyay geerida Ajakis oo maalmihii lasoo dhaafay xaaladiisa lagula tacaalayay isbitaalka kadib markii uu Habeenkii jimcaha galay xaalad koomo ah.

Geerida Ajakis waxaa durba ka hadlay kana tacsiyadeeyay Abwaano, majaajiliistayaal, masuuliyiin iyo dadweyne kale kuwaa oo si weyn uga naxay geerida Ajakis oo ahaa nin si weyn looga yaqaanay gayiga Soomaaliya.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://youtu.be/8dE3al_sYGY

Related posts

Abuu Mansuur oo ka hadlay in akoonsiisa lagu shubay 5 Milyan oo dollar baarisna dalbaday

Cabdi Cade

Somaliland oo aas wadareed u sameysay Meydadka 125 qof

Caydiid Ali

Puntland oo Weerar ku qaaday Laascaanood iyo Maxaabiis saldhigyo laga sii daayay

admin
Taboola Ads ---