Allbanaadir.com
NEWS

Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi oo Eedeyn culus u jeediyay Madaxda dalka ugu sareysa 

Gudoomiyaha aqalka sare ,siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda gobolada Waqooyi ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga soo horjeestay sida loo abaabulayo doorashada Xildhibaanada labada aqal ee gobolada Waqooyi.

Qoraal ay soo saareen Gudoomiyaha aqalka sare iyo siyaasiyiinta gobolada Waqooyi ayaa eedeyn loogu jeediyay madaxda sare ee dalka gaar ahaan Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’isul Wasaaraha .

Waxa ay nasiib daro ku tilmaameen siyaasiyiinta gobolada Waqooyi in xukuumada Soomaaliya ay wali ku adkeesaneyso ayna tababar siineyso guddiga doorashada Gobolada Waqooyi ay ku tilmaameen in sharci daro loo maray magacaabistooda.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Siyaasiyiinta G/Waqooyi

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Pakistan oo ogaatay xilli Hindia kusoo qaadi karto weerar milatari

Cabdi Cade

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka qeyb galay shir Xasaasi ah oo ka dhacay Riyadh (Sawirro)

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Khayre oo amar cusub siiyey golihiisa Wasiirada (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---