Allbanaadir.com
NEWS

Midowga Musharaxiinta oo si adag uga hadlay Hanjabaadii Cumar Finish (Akhriso)

War qoraal ah oo kasoo baxay Midowga Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul loogu cambaareeyay hadalkii hanjabaada ahaa ee shalay kasoo yeeray Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Finish.

Musharaxiinta Madaxweyne ayaa qoraalkooda ku sheegay in ay si dhab ah ugu qaadanayaan in fariintaasi hanjabaada ah ay katimid Madaxweynaha Soomaaliya ayna toos ugu socotay Musharaxiintii ku shirtay Muqdisho.

Qoraalka kasoo baxay gollaha Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo qaadi doono masuuliyadda natiijada ka dhalata hanjabaada iyo colaad hurinta.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wararkii Ugu Dambeeyay Diyaaradii ku bur burtay Duleedka Adis Ababa

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Xamse oo xariga ka jaray Dhismo si casri ah loo dhisay (Sawirro)

Cabdi Cade

Farmaajo iyo Fahad Yaasiin oo diyaariyay Qorshe lagu dhabar jabinayo Musharaxiinta Mucaaradka

Cabdi Cade
Taboola Ads ---