Allbanaadir.com
NEWS

Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle iyo kuxigeenkiisa oo lasoo saaray (Aklhriso)

Guddiga qaban qaabinaya Doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle iyo kuxigeenkiisa ayaa soo saaray jadwalka iyo habraaca doorashada Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa.

Qoraal kasoo baxay Guddiga qaban qaabinaya Doorashada ayaa lagu sheegay in Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle la qaban doono 11-ka bishan oo ku beegan maalinta arbacada ee soo socota.

Madaxweynaha cusub ee Hirshabelle shaqsiga oo loo dooran doona ayaaba hada lasii ogyahay, waxaana Villa Soomaaliya xilka Madaxweynaha la dooneysaa Musharax Cali Guudaalwe Madaxweynihii hore ee Hirshabelle.

Related posts

Baaq loo diray Madaxda DF iyo kuwa Maamul goboleedyada ee ku shiray Dhuusomareeb

Cabdi Cade

Cali Guudlaawe oo Arimo muhiim ah kala hadlay Wakiilo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)

Cabdi Cade

RW ku xigeenka DF oo gaaray dalka Angola iyo Xog ku aadan safarkiisa (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---