Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Dayuurado shil ku galay hawada & dad dalxiisayaal ah oo ku dhintay (Sawirro)

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay kaddib markii shil dayuuradeed uu ka dhacay hawada dalka Faransiiska gelinkii dambe ee maanta.

Shilka ayaa ka dhacay magaalada Chateauroux waxaana goobta gaaray shaqaalaha dab demiska iyo gaadiidka gurmadka deg deg ah.

Shilka ayaa yimid ka dib markii labo dayuuradood oo kuwa dalxiiska ah ay fooda is dareen iyagoo hawada ku jira, waxaana burburkooda uu ku soo dhacay dhul banaan.

Dadka dhintay ayaa u badnaa dad dalxiisayaal ah, lamana oga illaa hadda sababta shilkan dhalisay, iyadoo boolisku sheegeen in la baarayo.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Iran oo digniintii ugu weyneyd siisay Maraakiibta isticmaasha marinka Hormuz

Caydiid Ali

Nabadoon Xuseen Xasan Gurey oo caawa la dilay iyo Wiilkiisa oo la dhaawacay

Cabdi Cade

Raisul Wasaare Rooble oo amaanay talaabo ay qaadeen shacabka Gaalkacyo

Caydiid Ali
Taboola Ads ---