Allbanaadir.com
NEWS

War- Murtiyeed laga soo saaray Shirkii u socday Madaxda Jubbaland iyo Puntland (Sawirro)

Waxaa goordhaw War murtiyeed laga soo saaray Shir magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland uga socday Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe).

Shirka ay yeesheen labadan Madaxweyne oo horey u diiday ka qeyb galka Shirkii Dhuusomareeb iyo heshiisyadii lagu gaaray ayey uga wada hadleyn arimo dhoor ah oo qeyb ka ahaayeen shirkaasi iyo shirar kale oo la qabanayo.

War Murtiyeedka ayaa lagu sheegay in Madaxda Puntland iyo Jubbaland wadahadal dhanka Telfoonka kula yeesheen Madaxda Dowlada federaalka iyo kuwa maamulada dalka ka jira ayna isla garteen in la isugu yimaado shir kale oo ka dhacaya Muqdisho.

Halkan ka Akhriso War murtiyeedka Wadajirka ah 

Related posts

Sacuudiga oo ansixiyey heshiis uu la saxiixday Heyadda NISA

Caydiid Ali

Hotel yaab leh oo laga dhisayo Keyn ku taalla dalka Colombia (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Xafiiska Q/Midoobay ee Somalia oo War ka soo saaray xiisadaha ka taagan Muqdisho

Caydiid Ali
Taboola Ads ---