Allbanaadir.com
NEWS

Caalamul Quraan Online oo Bishaaro Muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed

Dugsiga Casriga ah ee Caalamul.quraan waxa uu Ogaysiinaya uguna Bishaareenayaa Bulsha weynta Soomaaliyeed ee ku nool gudaha iyo dabadaba ee jecel barashada diinta islaamka in loo hayo fursado ay wax ku baran karaan.

Dugsiga  caalamul.quraan oo ku yaala magaalada Hargaysa ayaa lagugu barayaa xifdiga quraanka iyo Shareecada islaamka iyo barashada duruusta, waxaana laga dhigan doonaa hab casri ah oo online skype waxaana dhigan doona carruuurta , dadka waaweyn, qoys qoys iyo qof qofba adigoo jooga gurigaaga ama xafiiskaaga ama home and work position adiga oo ku darsanaya skype caalamul.quraan markaad intaa galiso waxaa kuusoo baxaya caalamuquraan academic

hadaan kuu sharaxo xiisadahaa ama casharada laguu dhigi doono hadii ilaahay idmo waxa ka mida sidan soo socota

1 quraanka kariimka ah iyo tajwiidkiisahadaba kalxidhiidh

2 higaada carabida ah

3 culuumta islaamka siirada rasuulka scw

4 barashada carabiga ku hadalkiisa

5 tafsiirka quraanka

6 siirada nabiga scw

7 arkaanta islaamka iyo iimaank

 

Haddaba, Wixii faahfaahin iyo Macluumaad ah oo intaas dheer 

waxaad kala xiriiri kartaan Skype;caalamul.quraan 

ama yiber iyo imo iyo whatsapp +252634121553 ama viber iyo imo whatsapp +252634417159

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wararkii ugu dambeeyey ee xaalada Jigjiga iyo halka uu ku dambeeyey Cabdi Max’uud Cumar

Caydiid Ali

Wasiir Xassan Shire Abgaal: “Qofkii diida bixinta canshuurta waa Al-Shabaab”

Caydiid Ali

Guddi khilaaf ka dhex abuuray Madaxda sare ee Puntland oo la dhaariyey (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---