Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Qarax lagu weeraray Hotel ku yaalla xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho

Qarax weyn ayaa ka dhacay goor dhow magaalada Muqdisho caasimadda Somalia.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay xeebta Liido ee Degmada C/casiis, gaar ahaan Elite Hotel oo ah hotel caan ah oo ku yaalla Xeebta Muqdisho.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday Gaari lagu dhuftay derbiga hotelka, waxaana la maqlayaa rasaas, sida ay soo weriyeen dad ku sugan goobtaas.

Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa ka dib ay Hotelka Elite gudaha u galeen dabley ka tirsan Al-shabaab oo ka dagaalamaya gudaha.

LA SOCO WIXI SOO KORDHA

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Nairobi lagu soo dhaweeyay iyo xogta ku aadan Safarkiisa (Sawirro)

Cabdi Cade

Madaxweynaha Puntland oo digniin adag u diray RW Khayre iyo Warar is qilaafsan oo kasoo baxaya Somaliland !!

admin

Hadal heyn ka dhalatay Xil Dowlada u magacawday Maxamed Xaashi Carabey

Cabdi Cade
Taboola Ads ---