Xisbiga Wadajir oo War ka soo saaray xil ka qaadista Ra’isul Wasaare Khayre (Akhriso)

- Advertisement -

Xisbiga Wadajir ee uu hogaamiyo siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa ka hor yimid Xil ka qaadistii lagu sameeyay Raiisul Wasaare Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga ayaa lagu sheegay in talaabadan ay tahay mid lagu carqaladeynayo qodobadii ka soo baxay shirkii Dhuusamareeb.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA OO DHAMEYSTIRAN:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -