Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Guddoomiye degmo oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo la Magacaabay

Wasaaradda arrimaha Gudaha, dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa maamul u cusub u magacowday degmada Waajid ee gobolka Bakool.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa waxaa Guddoomiyaha degmada Waajid loogu Magacaabey Maxamed Yuusuf Cali halka Guddoomiye ku-xigeenka koowaad loo magacaabey Mukhtaar Axmed Xasan.

Sidoo kale wareegtada ayaa lagu xusay in xilka laga qaaday Gudoomiyihii iyo guddoomiye ku-xigeenkii hore ee degmada Waajid.

Hoos ka aqriso wareegtadda lagu magacaabay gudoomiyaha degmada Waajid iyo ku xigeenadiisa.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dayuurada Turkish Airlines oo hakineysa duulimaadkii Muqdisho & sababta ka dambeysa

Caydiid Ali

Madaxtooyada oo War kasoo saartay Safar Madaxweyne Xasan Sheekh ugu ambo baxay Turkiga

Cabdi Cade

Nabad Sugida Jubbaland oo gacanta ku dhigay qaraxyo doon lagu gudbinayay (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---