Allbanaadir.com
NEWS

Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay diyaaradii kusoo dhacday Bardaale

Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadashay diyaarad ee leedahay Shirkada diyaaraha Afrikan Airways Express oo shalay galab kusoo dhacday degmada Bardaale ee gobolka Baay halkaas ay u waday xamuul .

Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo war kasoo saartay shilkan diyaaradeed ayaa ka tacsiyadeesay dadkii ku dhintay shilkaasi, waxa aya wasaaradu sheegtay in baaritaan lagu sameenayo waxa keenay shilkaasi.

Diyaaradan oo loo maleenayo in ay soo rideen ciidamada itoobiya ee jooga degmada Bardaale ayaa waxaa ku dhintay dhamaan rakaabkii saarnaa oo isugu jiray shaqaalaha diyaarada iyo dad kale oo la socday.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Duqeymo Khasaare nafeed geystay oo ka dhacay gobolka Tigray (Sawirro)

Caydiid Ali

Haweeney iska dhigtay Sargaal Booliis oo la xiray xilli ay Telefishin wareesi siineysay

Cabdi Cade

Ciidamada badda ee dalka Gariiga oo lagu eedeeyay dilka 40-qof oo Muhaajiriin ah

Cabdi Cade
Taboola Ads ---