Allbanaadir.com
NEWS

War Deg Deg Ah: Wareega Koobaad ee doorashada oo soo dhamaatay iyo Tirinta codadka oo …

Waxaa goordhaw soo dhamaatay codeynta Wareega koobaad ee doorashada Gudoomiyaha golaha Shacabka, waxaana goordhaw la filayaa in ay bilaabato tirinta codadka.

Doorashada waxaa ku tartamaya 10 musharax kadib markii uu tanaasulay mid kamid ah Musharaxiintii xilkan u tartamayay, waxaana loo badinayaa in doorashada loo gudbi doono wareeg labaad .

Wareega koobaad ee doorashada Musharaxii hela codad gaaraya 50+1 ayaa si toos ah doorashada ugu guuleesanaya hadii la waayana waxaa doorashada loo gudbi doona wareega labaad.

Doorashadan ayaa si weyn loo saadaalinayaa in uu kusoo bixi doono Musharax Maxamed Mursal Sheekh Ibraahim oo heesta kalsoonida qaar badan oo kamid ah Xildhibaanada wax dooraya.

 

  Waxii warar ah ee kusoo kordha Doorashada kala soco Wararkayaga dambe Insha Allah

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Qoorqoor oo taageero u muujiyey Farmaajo iyo Maxkamada gobolka Banaadir oo..

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Xamse Barre kulan la qaatay xubno katirsan Baarlamaanka EAC (Sawirro)

Cabdi Cade

Xeer ilaalinta oo shaacisay liiska Masuuliyiin Musuq u xiran iyo kuwa baxsad ah (Magacyada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---