Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweynaha Galmudug oo si kulul uga hadlay qaraxii maanta ka dhacay Gaalkacyo (Akhriso)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa war ka soo saaray qaraxii manta ka dhacay Gaalkacyo oo ay ku dhinteen saraakiil ay ka mid ahaayeen Taliyaha ciidammada isku dhafka ee gobolka Mudug Gaashaanle Sare Cabdi Xukun Cabdullaahi Maxamuud (Xoreeye) iyo sarkaal kale oo ka tirsanaa ciidammadaasi militariga ah Cabdiqani Axmed Geyre.

Inta la xaqiijiyay illaa seddax askeri oo kale ayaa qaraxaasi lagu dilay. Sidoo kale dad rayid ah ayaa loo maleynayaa in qaraxaasi ay ku dhinteen.

Nin xiran waxyaabo qarxa ayaa isku qarxiyey maqaayad Shaah laga Cabo oo ku taalla Gaalkacyo halkaasoo ay joogeen saraakiisha iyo ciidanka la laayey, waxaana warka uu soo saaray xaaf uu u qornaa sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
  

 

 

Related posts

Wafdigii Raisul Wasaaraha oo Qado sharaf loogu sameeyey hoyga Ugaas Xasan (Sawirro)

Caydiid Ali

Kheyre oo golihiisa Wasiirada ku soo daray Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka….

Cabdi Cade

Kenya oo heshay keydkii ugu horreeyay ee macdanta qaaliga ah ee loo yaqaan Coltan

Cabdi Cade
Taboola Ads ---