Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxweyne ku-xigeenka Sudan Riek Machar oo qaabilay danjiraha Somalia (Sawirro)

Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Koofurta Sudan Ambassador Xuseen Xaaji Axmed ayaa magaalada Jubba ee caasimadda dalkaas kulan kula qaatay madaxweyne ku xigeenka koowaad ee K/Sudan Riek Machar.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay arrimo muhiim u ah xiriirka iyo iskaashiga labada dowladood.

“Waxaan gaarsiiyay salaan aan uga sida madaxda Qaranka waxaana uu iga codsaday in mid taa la mid ah aan ka gaarsiiyo madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed, waxaa sidoo kale uu aad u amaanay doorka muuqda ee bulshada Soomaaliyeed ay ka qaateen hormarka ganacsiga dalkiisa” ayuu yiri Ambassador Xuseen oo ka hadlay kulanka uu la qaatay Madaxweyne ku xigeenka K/Sudan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Akhriso : War Murtiyeed kasoo baxay ururada IIDA, SWA, FEFA, BADEF iyo Haweenka gobolka Banaadir

Cabdi Cade

Maamulka Galmudug oo aqoonsi degmo siiyey degaan hoos taga Galgaduud (Sawirro)

Caydiid Ali

Maxkamad kutaalla dalka Switzerland oo 20-sanno oo xabsi ah ku riday Wasiir Afrikaan ah

Cabdi Cade
Taboola Ads ---