Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Ahlu Sunna oo shaacisay iney Maamul ka madax banaan DF ka dhiseyso Galmudug

Ahlusunna Wal-Jamaaca ayaa mar kale waxay ku eedeeyeen dowladda Federaalka ay afduubatey howlaha doorashooyinka ee ka socda Dhuusamareeb,isla markaana ay baal martey hehsiiskii ay la galeen.

War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu sheegay in howlaha doorashooyinka ee ka socda dadka Reer Galmuudg laga dhigey marti, sidoo kalena Dowladda ay ku xadgudubtey Dastuurka dalka.

Dowlada federaalka ayaa waxay ku eedeeyeen iney musharax malxiis ah u sameysay musharaxa ay dooneyso iney ku guuleysto doorashada ka dib markii musharaxiintii kale ay ka baxeen doorashada.

Waxay qoraalka lagu sheegay in Ahu sunna ay dhisi doonto Maamul Cusub ee Galmudug oo ka madax banaan kan ay dhiseyso dowladda Federaalka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA AHLU SUNA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Askari katirsan ciidanka booliiska Goordhaw Dil iyo dhaawac ka geestay Muqdisho

Cabdi Cade

Booliska Muqdisho oo qabtay waxyaabo shaki abuuray & qofkii heystay (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Fariin Muhiim ah oo ku socota Madaxda ugu sareysa Dowlada Federaalka Soomaaliya

Cabdi Cade
Taboola Ads ---