Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii magaalada Kismaayo (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland shir ku yeeshay Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya iyo Wasiirada maaliyadda ee Maamul goboleedyada.

Shirkan ayaa saacadihii uu socday waxaa  looga hadlayay maareynta maaliyadda dadweynaha iyo nidaamka deyn cafinta Soomaaliya, waxaa sidoo kale shirkan looga hadlay sidii looga wada shaqeyn lahaa wanaajinta nidaamka dhaqaale ee dalka.

Wasiirada Maaliyadda ee Dowlada federaalka kiyo maamul goboleedyada ayaa gabo gabadii isku raacay in laga wada shaqeeyo dib-u-habaynta nidaamka maaliyadda iyo kobcinta dhaqaalaha dalka.

Halkan ka Akhriso Qoraal laga soo saaray Shirka Kismaayo ka dhacay

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dhibaato ay ka nasteen Shacabka Muqdisho oo hadda soo laabatay

Cabdi Cade

Madaxweyne Putin oo ku hanjabay in hubka Nukliyeerka isticmaali doonaan haddii ….

Cabdi Cade

Duqa Muqdisho oo daah-furay olole lagu afurinayo 15 kun oo qoys (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---