Dhaqaatiir Ajaaniib ah oo sameenaya Qaliino iyo Daaweyn kala duwan oo Muqdisho imaanaya (Sawirro)

Isbitaalka Daaru Sihha ee magaalada Muqdisho waxaa maalinta berito ah imaanaya Dhaqaatiir u dhalatay Dalka Hindiya oo sameenaya qaliino loo isticmaalayo qalabka leesarka oo casri ah iyo sidoo kale daaweynta cuduro kala duwan.

Dhaqaatiirta Muqdisho Imaaneysa waxaa kamid ah Dr Arifuddin Mohamed Khaja oo sameenaya Qaliimada Kilyaha Dhagxaanta ku jira, Qanjirada kaadimareynta borosteedka TURB, waxa sidoo kale daweenayaan Cudurada ku dhaca kilyaha sida Infakshinka  iyo dhalmo la’aanta xaga raga (Male Infirtility Treatment )

Waxaa sidoo kale Isbitaalka Daaru Sihha imaaneysa Drs  Syida Juweriya oo iyadana ku taqasustay xanuunada burooyinka kasoo baxa minka , cudurada la xariira dhalmo la’aanta dumarka, iyo dhamaan cudurada Haweemnka ku dhaca sida caado wareerka .

Dhaqaatiirtan u dhalatay dalka Hindiya ayaa ah kuwa ku xeel dheer qaliinada iyo daaweynta cudurada aan soo sheegnay iyo kuwa kale , waxa ayna ka howlgalaan Isbitaalo waa weyn oo kuyaala magaalada Hydrobad ee dalka Hindiya.

Isbitaalka Daaru Sihha ee magaalada Muqdsisho ayaa dadaal badan ku bixiyay in ay dalka keenaan dhaqaatiirtan oo ahaa kuwii loo aadi jiray dalka Hindiya, waxa ayna Dhaqaatiirtan Muqdisho joogayaan kana howl galayaan Isbitaalka Daaru Sihha mudo 10-maalin ah.

Hadaba ka Faa’’iideeso fursadan qaaliga ah ee dalkaaga laguu keeno Dhaqaatiirtii Hindiya loo aadi jiray

Waxii Faah Faahin ah kala Xiriir Isbitaalka Daaru Sihha oo kuyaala magaalada Muqdisho gaar ahaan Laamiga KM-6 agagaarka Jaamacada Banaadir.

Kala Xiriir Telfoonadan kala ah: 0613088606 ama 0613088556

Email :Darusihha2020@gmail.com

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -