Rasaas xooggan oo laga maqlayo agagaarka xarunta Madaxtooyada Somalia

- Advertisement -

Rasaas xoogan ayaa daqiiqado ka hor ka bilaabatay agagaarka xarunta Madaxtooyada Somalia ee magaalada Muqdisho.

Rasaasta xoogeeda ayaa ka socota agagaarka tiyaatarka Qaranka, nawaaxiga Hotelka SYL iyo mid ka mid ah jidadka laga galo Villa Somalia.

Waxaa goobahaas aad ugu badan kontrolada ay joogaan ciidamada amaanka gaar ahaan kuwa ilaalada madaxtooyada, lamana oga illaa hadda cida rasaastan ay dhexmareyso

La soco wixii soo kordha.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

- Advertisement -