Madaxweynihii hore ee Galmudug oo soo saaray War Saxaafadeed Xasaasi ah (Akhriso)

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa War Saxaafadeed uu soo saaray kaga hadlay xiisada siyaasadeed ee dalka ka jirta gaar ahaan kiiska dacwada badda iyo dhacdooyinkii lagula dhaqmay madaxdii hore.

Mr Guuleed ayaa ugu baaqay dowlada federaalka Soomaaliya in ay cadeyso mowqifkeeda ku aadan dacwada badda Soomaaliya, waxa uu sidoo kale ka codsaday dowlada in ay uur u bixiso jahwareerka siyaasadeed ee dalka ka jira.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka Cabdikariin Guuleed soo saaray

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -