Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

(Akhriso) Dowlad goboleed QM u gudbiyey dacwad ka dhan ah ciidamada Itoobiya

Jubbaland ayaa cabasho ka dhan ah dowlada Itoobiya u gudbisay danjire James Swan oo ah Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay in Itoobiya ay xad gudubyo ka wado gobolka Gedo ayna ayna si sharci daro ah isaga xiratay mas’uuliyiinta saddex degmo oo ka tirsan Gedo.

“Itoobiya waxay qorsheyneysaa iyadoo ay gadaal ka riixeyso dowlada federalka in gobolka Gedo uu ku dhowaaqo inuu ka go’ay Jubbaland taasna waxaa ka dhalan kara cawaaqib xumo” ayaa lagu yiri qoraalka oo uu ku saxiixnaa Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jubbaland Xirsi Jaamac.

Hoos ka aqriso qoraalka Jubbaland

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Somaliland oo dib u eegis ku sameeneysa Shaqaalaha Haya’dda Duulista ee Muqdisho jooga kaddib geerida..

Cabdi Cade

Fanaan caan ah oo codsi yaab leh u diray Madaxweyne Donald Trump

Caydiid Ali

Laftagareen “Meel looga hadlay ma jirto in Cabdi Xaashi looga dambeeyo Guddiga Somaliland”

Caydiid Ali
Taboola Ads ---