Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka oo Wareegtadii ugu horeysay soo saaray (Akhriso)

Taliyaha cusub ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jen. Odowaa Yuusuf Raage oo shalay xilkaas la wareegay ayaa soo saaray wareegtadiisii ugu horeysay oo xilal cusub loogu magacaabay saraakiil ciidan.

Jen. Odowaa Yuusuf Raagge ayaa Taliyihii ciidanka Ahlu Sunna Mascuud Maxamed Warsame u magacaabay Taliyaha Guutada 15aad Qeybta 21aad ee Ciidanka Xoogga dalka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro) Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Al-shabaab oo u gacan galay Macawisley

Caydiid Ali

RW Ku-xigeenka dalka oo furay shir looga hadlayo arrin xasaasi ah (Sawirro)

Caydiid Ali

Puntland oo cadeysay Go’aankeeda ku aadan Wax- kabedelka Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya

Cabdi Cade
Taboola Ads ---