Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa ka soo horjeestay shaqo joojintii Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad C/wali Muudey ku sameeyey Xoghayaha guud ee baarlamanka Somalia Cabdikariin Xaaji Buux.
Qoraal uu soo saaray Jawaari ayuu ku sheegay in C/wali Muudey uusan awood u laheyn inuu xilka ka qaado Xoghayaha guud ee Baarlamanka, wuxuuna talaabadaas ku tilmaamay mid sharci daro ah.
Akhriso qoraalka Jawaari soo saaray:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com