Allbanaadir.com
NEWS

Xukuumada oo soo bandhigtay Siyaasadda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha (Akhriso)

Wasaarada Arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Siyaasadda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha si ay isugu soo dhawaadaan Xukuumada iyo dadweynaha.

Wasaarada ayaa sheegtay in siyaasadan loo dhisay so loo helo  cilaaqaad iyo kalsooni dhex marta dawladda iyo shacabka, iyo si loo helo nidaam aqoonsi oo casri ah, loo dhanyahay, tayeysan, dheeli-tiran oo caddeyn kara jiritaanka shaqsi kasta ee deggan dalkan.

Halkan ka Akhriso Siyaasadda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha 

Siyaasadda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Wasiir Haruse oo ka qeyb galay Shir Arrimo taagan looga hadlay oo ka dhacay Masar (Sawirro)

Cabdi Cade

Madaxweyne Deni oo magacaabay guddoonka Maxkamadda sare iyo Garsoorayaal (Wareegto)

Cabdi Cade

Ma dhab baa in Xildhibaanad Ilhaan Cumar loo diiday iney booqato Boosaaso?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---