Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Guddi Xildhibaano ah oo loo magacaabay baaritaanka dilalkii Gaalkacyo (Magacyada)

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa guddi 13 xubnood ka kooban u saaray baaritaanka dilalkii ka dhacay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb ee Galmudug.

Dilalkan ayaa lal beegsaday illaa 15 qof oo badankood ka soo jeeda degaanada koonfur galbeed Somalia ka dib markii lala xiriiriyey dil kooxo hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ugu geysteen magaalada Gaalkacyo sarkaal ka tirsanaa nabad sugida Galmudug:

Hoos ka akhriso Wareegtada:

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Afgembi fashilmay oo ka dhacay dalka Sudan & dowlada oo war ka soo saartay

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo geeriyooday iyo Kheyre oo ka tacsiyadeeyay

Cabdi Cade

No Empire Is Built Alone

Caydiid Ali
Taboola Ads ---