Daawo Sawirada; Isbitaalka Kalkaal oo sameenaya Qaliino Casri ah iyo Daweynta Cuduro kala duwan

Isbitaalka Kalkaal speciality Hospital ayaa bilabay qaliimo iyo daweyn casri ah, waxaan yimid kana howl galaya dhaqaatiir u dhalatay dalka Hindiya oo ku taqasusay cudaro kala duwan.

Dhaqaaiira timid Isbitaalka Kalkaal waxaa kamid ah Dr’ Ravish oo ku taqasusay Cudurada ku dhaca Kilyaha, kaadi mareynka iyo habtaranka raga, sida daweyn ta dhalma la’an raga qalinka dhagaxaanta kilyaha iyo kadi mareynka ,qalinka qanjirka boristaatada.

Sidoo kale Kalkaal waxaa ka howlgalaya Dr Praveen oo ah dhaqtar isna u dhashay dalka India oo ku taqasusay xanuunaha lafaha, Qaliinka ka lafdhabarta (spein surgery ) qalinka jilbaha ,sinaha iyo daweyntooda, toosinta lafaha qaloocday kaabista lafaha buburay, cayaartooda jaba lafaha daweyn iyo qaliimo.

Isbitaalka Kalkaal ayaa hada bilaabay daaweynta iyo qaliinada cudurada aan kor kusoo sheegnay ,Isbitaalka ayaa kuyaala inta udhaxeysa isgooska Banadir iyo Isbitaalka Digfeer ee Degmada Hodan.

Waxii Faah faahin intaas dheer kala Xiriir Isbitaalka

0617633661 ama 0617633662 ama 0690454545

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -