Madasha Xisbiyada Qaran oo War kasoo saartay Heshiiskii DF iyo Dowlad Goboleedya

- Advertisement -

War Murtiyeed goordhaw kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa lagu soo dhaweeyay heshiiskii Doorashada ka gaareen DF iyo Dowlad Goboleedyada.

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegtay in ay soo dhaweenayaan hanaanka doorasho ee lagu heshiiyay, waxa ay sidoo kale ku baaqeen in saamileyda siyaasada ee dalka qeyb ka noqdaan guddiyada doorashada.

 

- Advertisement -