Bushaaro Muhiim ah oo loo hayo Qurbo joogta Soomaaliyeed

Bushaaro Bushaaro Bushaaro

Waxa uu kuugu bushaaraynayaa Markazka Luqmaan Al-Hakiim qoran and Islamic teaching Oo aad uga bara teen wax barasho tayo leh Dhamaan qurba joogta soomaaliyeed meel kasta oo ay ka joogaan in uu qaadanaayo fasallo:-

Fasallo dad waawayn ,rag iyo dumar.

Fasallo caruur, wiilal iyo gabdho ah

✍manhajka waxbarasho ee markazu luqmaan al-Hkiim :-

■ fasalka dadka waawayn waa sidan hoos ku xusan:-

1-xifdiga qura’aanka iyo Tafsiirkiisaba.

2.caqiidada islaamiga ah {العقيدة الإسلامية}

2-fiqi {الفقه}

3-xadiith {الحديث}

4-luqada carabiga iyo culuumteeda . {اللغة العربية}

■ fasalka ilmaha yaryar waa sidan hoos ku xusan:-

1-Barashada akhriska carabiga.

3-Barashada qoraalka carabiga.

2-xifdiga quraanka .

■ waxa kale oo intaa dheer inaa ka heli doontaan wacdi iyo muxaadarooyin todonbaadkiiba hal mar ah.

■ waxa kale oo bishiiba hal mar laydiin keeni doonaa sheekh idiin ka jawaabi doona wixii su’aalo diini ah ee qabtaan.

F.g: barayaasha ama maclimiintu waxay isugu giraan rag iyo dumarba.

ALLA MAHDLEH

•┈┈┈┈•✿? ✍ ✍ ?✿ ┈•

Wixii faahfaahin intaa dheer kala soo xiriir ciwaanada hoos ku xusan:- Call namber: +252634765748 whtsapp namber: +252659555520 gmail: hilaali200@gmail.com Skype name: Markaz Luqmaan Al-Hakiim Qoran teaching

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -