Guddoomiyaha cusub ee degmada H/wadaag oo Xilka la Wareegay (Daawo Sawirro)
Munasabad uu xilka kula Wareegayay Gudoomiyaha cusub ee degmada Howlwadaag Mustaf Cali Axmed ayaa galabta lagu qabtay Xarunta Degmadaas ee magaalada Muqdisho. Munasabadan ayaa waxaa...