(Sawirro) Ku-simaha Raisul Wasaaraha oo furay shir lagu qiimaynayo Mashruuca SAGAL
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XJFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta daahfuray Shirka U Qareemidda Daryeelka Bulshada ee Mashruuca SAGAL...