DF oo si kulul uga hadashay xasuuqa & gumaadka lagu hayo shacabka Falastiin
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, ayaa sheegay sida ay Soomaaliya uga walaacsan tahay xaaladda sii xumaanaysa ee shacabka Falastiin. Wuxuu cambaareeyay...