Maxaa ka jira in Madaxweyne Guudlaawe loo diiday inuu tago Magaalada Belad-weyne?

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay ineysan jirin cid ka soo horjeeda booqasho la sheegay in Madaxweynaha maamulkaas Cali...

Rag bambooyin ku Weeraray saldhigyo Boolis oo Muqdisho lagu qabtay

Taliye ku-xigeenka ciidanka Boliska Soomaaliya Jen. Zakia Xuseen ayaa sheegtay in cidanka amnigu ku guuleysteen soo qabashada rag weeraro bambooyin ah ka geystay Muqdisho. Jen....

Danjiraha cusub ee Somalia u fadhin doona Maraykanka oo la magacaabay

Dowlada Somalia ayaa magacowday danjiraha cusub ee u fadhin doona Magaalada Washington ee dalka Maraykanka, iyadoo xilkan uu muddo sanad ah iska bannaanaa. Xilkan oo...

Faahfaahin: Madaafiic lagu weeraray xaafado ka mid ah Magaalada Baladweyne

Madaafiic ayaa caawa lagu garaacay qeybo ka mid magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan kuwaasoo daryankooda laga maqlay xaafadaha magaaladaas. Goob joogayaal ayaa sheegay iney maqleen...

Dowlada federaalka oo digniin adag ka bixisay ku xad gudubka dhul Badeedka Somalia

Dowladda Soomaaliya ayaa digniin u dirtay maraakiibta shisheeye ee sida sharci darrada ah uga kalluumeysanayo xeebaha dalka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud...

(Daawo Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Cahdiga QM ee Xuquuqda..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay ka mid noqoshada JFS Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Naafada. Munaasabad uu ku dhaqan geliyey...

Shacabka Maraykanka oo u dareeray codeynta doorashada xilliga dhexe (Sawirro)

Shacabka Maraykanka ayaa maanta u dareeray dhiibashada codadka doorashada xilliga dhexe oo ah mid dhacda labadii sanaba mar. Dadweynaha ayaa soo dooran doona xubaha ku...

Arday hubeysan oo toogasho ku weeraray dad ku sugnaa Suuqa Siam Paragon Mall (Sawirro)

Wiil dhalinyaro ah oo wata qori gacmeed ayaa rasaas ku furay gudaha suuq weyn oo laga dukaamaysto oo ku yaala bartamaha caasimadda Thailand galabnimadii...

Jaziira Hospital oo Muqdisho keenay Dhaqaatiir dalka Dibadiisa loo aadi jiray (Sawirro)

Dhamaan bulshada ku dhaqan magalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in ay isbitaalka JASEERA SPECAILIST HOSPITAL ay  yimaadeen dhaqaatiir ka socota dalka India...

(Sawirro) Xogta kulan Axmed Madoobe la qaatay Hay’adda Badroolka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Kismaayo kulan kula qaatay xubnaha Hay’adda Badroolka Soomaaliya oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs