Wednesday, April 24, 2024

DEG DEG: Ciidamada dowlada oo si buuxda ula waregay degaanka Wabxo & Al-Shabaab oo..

Ciidamada dowlada Somalia ayaa goor dhoweyd la wareegay Degaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo muddo dheer fariisin u aheyd kooxda Al-shabaab Ciidamada la wareegay degaankaasi...

(Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee uu ku furmay kalfadhigii Golaha Shacabka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku ammaanay Guddoonka iyo Xubnaha Baarlamaanka ee...

Daahir Geelle: “Dimoqraadiyada Curdanka ah ee Somalia waxay isu bedeli rabtaa keli-talisnimo”

Daahir Maxamuud Geelle oo ah Musharax u taagan doorashada Madaxweynaha dalka ayaa sheegay in khatar xoogan ay wajahayso dimuqraadiyadda curdanka ah ee Soomaaliya. Musharaxa ayaa...

Xassan Shiikh oo hal arrin uga mahad celiyey dowlada Turkiga (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Ibrahim Mete...

Maxaa ka jira in kansar laga qaado Biyaha caagadaha laga cabbo? (Cilmi baaris)

Doodo waxaa jira mar kasta la soo jeediyo oo ku saabsan in bacaha ama caagadaha lagu xiro cuntooyinka ay halis ku yihiin caafimaadka. Caagadaha biyaha...

Wiil Soomaali ah & askar Boolis ah oo siyaabo kala duwan loogu dilay Canada...

Wiil Soomaali ah ayaa lagu dilay dalka Canada kaasoo magaciisa lagu sheegay Usama Ibrahim Aadan. Rag hubeysan oo aan la aqoonsan ayaa saaka ku hor...

Waa kuma Cabdiweli Max’ed Yuusuf oo Mareykanku xanibaad ku soo rogay?

Waaxda Maaliyadda Mareykanka iyo Xafiiska Ilaalinta Hantida dibeda (OFAC) ayaa cunaqabateyn ku soo rogtay Cabdiweli Maxamed Yuusuf oo ah Soomaali lagu eedeeyey inuu madax...

Danjirihii hore ee Turkiga u fadhiyey Somalia oo xil cusub loo magacaabay

Dowladda Turkiga ayaa xil cusub u magacowday Olgan Bekar oo ahaa danjirihii dhowaan la bedelay ee u fadhiyey Somalia Ambassador  Olgan Bekar ayaa la sheegay...

Mooshinka laga gudbiyay Farmaajo oo saameyn ku yeelanaya Doorashada Koonfur Galbeed

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa mooshin xil ka qaadis ah waxa ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, saameynta mooshinkan ayaana noqday...

Qaraxyo caawa lagu weeraray hoyga Gudoomiyaha degmo ka tirsan Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa Bambooyin gacanta lagu tuuro ku weeraray hoy uu degan yahay Gudoomiyaha degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho Maxamed Abuukar Jacfar. Dhismaha la weeraray...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs