Tuesday, April 23, 2024

Madaxtooyada iyo Shariif Xasan oo isku fahmi la’ Shaqsiga laga dhigayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka

Waxaa lagu wadaa 30-ka bishan in magaalada Muqdisho lagu doorto Gudoomiyaha Golaha Shacabka, waxaana xilkan isku soo sharaxay Xildhibaano badan oo kasoo jeeda beesha...

Mukhtaar Roobow oo wax yar ka dib shir jaraa’id ku qabanaya Magaalada Muqdisho

Mukhtaar Roobow Cali oo ka mid ahaa musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa lagu waddaa in uu goor dhow warbaahinta...

Dowlad degaanka Soomaalida oo War ka soo saartay dagaalka mar kale ka qarxay Itoobiya

Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa si kulul u cambaaraysay dagaalka soo cusboonaaday ee uu dhiiga badan ku daatay kaasoo u dhaxeeya kooxda TPLF iyo ciidamada...

Duqa Muqdisho oo ku baaqay in farxadda ciida la deeqsiiyo dadka danyarta ah

Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciiddul Carafa u diray shacabka Soomaaliyeed ayaa...

Xildhibaanada Murusade oo diiday ka qeyb galka kulan uu Madaxweyne Xasan ku casuumay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilaabay kulamo uu la qaadanayo qaar kamid ah xildhibaanada golaha shacabka , kulamadan ayuuna madaxweynaha taageero ugu raadinayaa...

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo kulamo kula leh Magaalada Kambala madaxda Ugandha

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gabagabeeyay booqashadii ay ku joogeen dalka Turkiga iyagoo gaaray dalka Uganda. Farmaajo ayaa maanta...

Faah Faahin kasoo korortay Buundo ku burburtay Mareykanka kadib markii uu jiiray markab

Buundo weyn oo ku taalay dekedda magaalada Baltimore ee gobolka Maryland ee dalka Maraykanka ayaa duntay, kadib markii uu jiiray Markab weyn oo ah...

Degmada Dayniile ee G/Banaadir oo la sheegay iney qabto dhibaato iyada u gooni ah

Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo ka mid ah  Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in shacabka ku nool degmada Dayniile ay dhibaato ku qabaan ciidamada Milateriga...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs