Friday, March 29, 2024

Boqolaal qof oo ku dhintay Tsunami ku dhufatay Jasiirada Pelu (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan 400 oo qof ayaa la xaqiijiyey iney ku naf waayeen duufaan ka dhalatay dhulgariir cabbirkiisu gaaraya 7.5 oo ku dhuftay magaala xeebeedka...

Madaxweyne Erdogan oo furay Masaajid ka mid ah kuwa ugu waaweyn Yurub (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa maanta magaalada Cologne ee dalka Jarmalka ka furay mid ka mid ah masaajidada ugu weyn qaaradda yurub. Furitaanka masaajidkan ayaa ka...

Facebook oo shaacisay War ka nixiyey malaayiin ka mid ah Macaamiisheeda

Shirkadda Facebook ayaa shaacisay dad ku dhow 50 milyan qof oo adeegsada barta ugu weyn xiriirka bulshada ee Facebook xogtooda la jabsaday, kadib cillado...

RW Yuhuuda oo soo bandhigay sir uu ku sheegay keydka Nuclearka Iran (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa Iran ku eedeeyey inay haysato xarun hubka nukliyeerka lagu keediyo oo ku taalla magaalada Tehran. “Iran kama aysan tanaasulin...

Dad ku fashilmay in ay Dilaan Abiy Ahmed oo Maxkamad lasoo taagay

Maxkamad kutaala magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa lasoo taagay dad loo heesto in ay ka dambeeyeen weerar bambaano oo la doonayay...

Dayuurad xamuul oo ku dhacday Badda Jamhuuriyada Micronesia (Daawo Sawirro)

Dayuurad xamuul ayaa ku dhacday badda dalka Micronesia, sida ay sheegeen masuuliyiinta garoonka diyaaradaha ee Chuuk International Airport. Sawirro laga qaaday ayaa muujinaya diyaaradda shirkadda...

Baarlamanka dowlada Canada oo qaaday talaabo dharbaaxo ku ah Aung San Suu Kyi

Xildhibaannada labada aqal ee dalka Canada ayaa isku raacay in ay muwaadinimo sharafeedka kala laabtaan hoggaamiyaha Myanmar Aung San Suu Kyi. Meelmarinta Mawshinkan ayaa jawaab...

Nin garoon ku dhax eryaday Diyaarad uu raaci lahaa oo la xiray !! (Daawo...

Nin 23 sano jir oo lagu magacaabo  Patrick Kehoe ayaa kasoo daahay diyaarada uu ku qornaa in uu raaco, waxa uuna ninkan garoonka soo galay...

Garsoore kubada cagta ah oo geeriyooday xili uu ciyaar dhax dhaxaadinayay

Garsoore kubada cagta ah oo lagu magacaabo Victor Marah oo u dhashay dalka Sierra Leonean ayaa geeriyooday xili uu dhax dhaxaadinayay ciyaar u dhaxeesay kooxaha Kroo Bay...

Hooyooyin  culays lagu saaray in ay dilaan carruurtooda naafada ah !!

Hooyooyin u dhashay dalka Kenya oo heesta caruur aan lixaadkoodu dhameyn ayaa cadaadis xoogan lagu saaraa in ay nolosha dhaafiyaan caruurtooda naafada ah. Daraasad ay...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs