Thursday, November 14, 2019

Inta badan Xildhibaanada kamid noqonaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug oo…

Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug lagu dhiso maamul loo dhan yahay oo ay leeyihiin dadka dega gobolada Galgaduud...

Guddigii doorashada ee uu Magacaabay Shiikh Shaakir oo Gudoomiye iska dhex doortay (Sawirro)

Guddiga Doorashooyinka Galmudug ee uu magacaabay Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir ayaa iska dhex doortay Guddoomiye, Guddoomiye ku-xigeen iyo Xoghaye. Guddoomiywha Yaasiin Shiikh Muxumed,...

Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya oo saakay la geeyay Dhuuso Mareeb

Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in saakay magaaladaasi ka degtay diyaarad waday ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya. Ciidamada saakay...

Dayuurad gaar ah oo ciidamo ka tirsan Danab ka dejisay Magaalada Dhuusamareeb

Magaaladda Dhuusamareeb waxaa maanta ka degtay dayuurad gaar ah oo Muqdisho ka qaaday 60 askari oo ka tirsan ciidanka Xoogga gaar ahaan kuwa Gor-Gor...

Wararkii ugu dambeeyey xiisada Dhuusamareeb & Taliska Booliska oo ka hadlay

Taliska Booliska degmada Dhuusamareeb ayaa faahfaahin ka bixiyay rasaas xalay la sheegay in lagu riday guriga uu degan yahay madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed...

Ciidamada Ahlu sunna oo qaaday talaabo ka careysiin karta dowlada federaalka

Ciidamo ka tirsan Maamulka Ahlusunna ayaa la wareegay Xarunta maamulka Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Xarunta lala wareegay...

Rasaas lagu furay guri uu Dhuusamareeb ka degan yahay Shiikh Shaakir

Rasaas ayaa caawa laga maqlay Xarunta Inji oo ay degan yihiin Madaxda Sare ee Ahlu sunna Waljameeca iyo Guddigii Doorashada Galmudug ee uu Magacaabay...

Munaasabad lagu soo dhaweenayay Guddigii uu magacaabay Sheekh Shaakir oo la qabtay

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in hoolka Midnimo ay ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu soo dhaweenayo Guddiga...

Guddiga Farsamada dhismaha Galmudug oo ballan qaaday sameeyay (Daawo Sawirada)

Guddiga farsamada dhismaha Galmudug oo magaalada Dhuusamareeb loogu sameeyay munaasabad soo dhaweyn ah oo ay ka qayb galeen bulshada qaybaheeda kala duwan, ayaa ballan...

LAST WEEK NEWS