Thursday, August 11, 2022

Weerar ku bilowday qaraxyo waaweyn oo ka socda degaan ka tirsan gobolka Mudug

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa waaberigii saaka weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday degaanka Baxdo oo ka tirsan Gobolka Mudug, halkaasoo ay ku sugan yihiin Ciidamo...

Maxaa ku qornaa warqad uu Madaxweyne Xaaf u soo dhiibay guddigii Aqalka sare?

Wafdigii Guddiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka u diray Magaalada Dhuusamareeb ayaa dib ugu laabtay xalay magaalada Muqdisho, iyagoo sheegay sheegay in safarkooda uu guul...

Banaan bax rabshado watay oo maanta ka dhacay Gaalkacyo (Daawo Sawirada)

Banaan bax rabshado watay ayaa maanta ka dhacay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo, waxaana banaan baxa looga soo horjeeday Xukun dil ah oo la sheegay in...

Xaaf iyo Shiikh Shaakir oo kororsaday muddo xileedka Maamulka Galmudug

Shir ay maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeesheen Golaha Wasiirada Galmudug oo uu ayey Golaha wasiirada isku raaceen in muddo xileedka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale...

Madaxweyne Xaaf oo caawa Xaalku ku xunyahay iyo labo Wado oo u furan

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xiligan wajahaya xaalad siyaasadeed oo aad u adag, waxa uuna u muuqdaa mid gabalkiisu uu sii...

Khayre oo xariga ka jaray xarumo ciidan oo laga hirgeliyey Cadaado (Daawo Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre xariga ka jaray dhismaha Xarunta cusub ee taliska qeybta 21-aad ee ciidamada xoogga dalka ku leeyihiin duleedka degmada...

Kheyre oo safar dhulka ah kusii maray Cadaado iyo Waxgaradka oo diiday in ay...

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo saakay kasoo ambo baxay magaalada Dhuuso Mareeb ayaa goordhaw safar dhinaca dhulka...

Yaa ka dambeeya Diidmada Beesha Cadaado ee Dib-u-heshiisiinta iyo dhismaha Galmudug?

Marka laga soo tago in degmada Cadaado ay illoobi la’dahay faa’iidadii ay ka heshay marti gelinta dowlad gobaleedka Galmudug afartii sano ee la soo...

Ciidamo katirsan AMISOM oo caawa gaaray deegaano katirsan Galmudug

Ciidamo katirsan howlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM oo ka baxay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa caawa gaaray deegaano katirsan gobolka Galgaduud ee...

Musharaxiin Digniin kasoo saaray Doorashada Galmudug iyo labada Guddi ee la magacaabay

Waxaa mar kale soo banaan baxay khilaafka u dhaxeeya Wasaarada arimaha gudaha iyo Federaalka iyo kooxda Ahlu Sunna, waxaana labada dhinac ay magacaabeen labo...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir