Mahad Salaad oo si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Laftagareen
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa jawaab ka jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen oo si aan...
Muxuu taliyaha ciidanka Dhulka kala hadlay Shacabka degaanka Janaale? (Sawirro)
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa u sheegay shacabka reer Jannaale inay gacan ka geystaan siddii al-shabaab looga xoreyn...
Ogow Ujeedka Baydhabo u tageen Gudoomiyaasha Baarlamaanka Somalia iyo Jabuuti (Sawirro)
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu qayb ka yahay guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta...
Raisul Wasaaraha dalka oo Baydhabo kula kulmay talisyada XDS & AMISOM (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay taliyeyaasha iyo saraakiisha Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka...
Ciidamo uu hogaaminayo Abaanduulihii xilka laga qaaday oo gaaray Magaalada Marko
Saaka aroornimadii ayaa ciidamo fara badan oo uu wato abaanduulihii xilka laga qaaday Jen. C/llaahi Cali Caanood waxay gaareen magaalada Marko ee xarunta gobolka...
Gaadiid & hub ciidanka DF looga qabsaday Ceel-saliini oo la soo bandhigay (Sawirro)
Xarakada Al-Shabaab ayaa faafisay qeybta labaad ee sawirrada dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee dhowaan ka dhacay saldhigga ciidanka dowladda ee deegaanka Ceelsaliini ee duleedka...
Ciidamada Dowlada oo gacanta ku dhigay Saraakiil katirsan Al Shabaab
Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in howlgal qorsheesan ka fuliyeen degmada Afgooye iyo deegaano ku dhaw dhaw, waxaana howlgalkaasi ciidamada kusoo qabteen...
Masuuliyiin ku dhaawacmay dagaal xalay ka dhacay degmada Qoryooley
Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar xalay dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/hoose, kaasoo ay ku dhaawacmeen masuuliyiin ka...
Saraakiil booqday degmada Aw-Dheegle oo dhowaan laga saaray Al-Shabaab (Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo la kulmay maamulka degmada Awdheegle ee gobolkaasi ayaa kala hadlay la shaqeynta Ciidanka xoogga,ka dib markii safar xagga dhulka...
Wasiir eedeymo kulul u jeediyey ciidanka Kumandoska Somalia ee Danab
Wasiirka warfaafinta ee maamulka Koofur galbeed, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa si kulul u cambaareeyey dil habeen hore ciidamada kumandoska Somalia ugu geysteen degmada...