Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay Madaxtooyo looga dhisayo Baydhabo (Sawirro)

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha madaxtooyadda Soomaaliya ku yeelaneyso ee Magaaladda Baydhabo.

Madaxtooyadan dhismaheeda la dhagax dhigay ayaa lagu wadaa in si casri ah loo dhiso, waxaana xarun madaxtooyo u noqon doontaa madaxweynaha Soomaaliya.

Lacagta ku baxeysa dhismaha madaxtooyada Soomaaliya ku yeelaneyso magaalada Baydhabo waxaa iska kaashanaya dowladda Federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaan madaxtooyo ku laheyn magaalooyinka dalka, waxaana madaxweynaha marka uu tago magaalooyinkaasi la dejiyaa xarumaha madaxtooyada ee degan yihiin madaxda maamul goboleedyada.

Related posts

Al-Shabaab oo xukun dil ah ku fulisay nin 75 jir ah oo isla guursaday gabar & hooyadeed

Caydiid Ali

Haweeney markii ugu horeesay Madax ka noqotay Maxkamada ugu sareysa Itoobiya

Cabdi Cade

(Akhriso) Beesha caalamka oo War cusub ka soo saartay Khilaafka Farmaajo iyo Rooble

Caydiid Ali
Taboola Ads ---