Labo Dhacdo Argagax leh oo ka dhacday Deegaano katirsan gobolka Sh/Dhaxe
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya in labo dhacdo oo dadka argagax badan ku abuuray siyabao kala duwan uga dhaceen Deegaano hoostaga...
Baaritaan guri guri ah oo ka socda Xaafadaha Belad-weyne & Sababta ka dambeysa
Ciidamada dowladda ayaa maanta ka wada magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan howlgal iyo baaritaanno guri guri ah oo ka socda xaafadaha magaalada oo dhan.
Howlgalkan...
Labo qof oo goor dhow lagu dilay Belad-weyne iyo faahfaahino ka soo baxaya
Askari ka tirsanaa ciidamada dowlada iyo qof shacab ah ayaa wax yar ka hor salaada maqrib lagu dilay magaalada Belad-weyne ee gobolka Hiiraan.
Weerarkan ayaa...
Ciidamada Danab iyo Kuwo Mareykan ah oo howlgal gaar ah ku dilay 35-dagaalyahan
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab oo garab ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa howlgal qorsheesan waxa ay ku dileen dagaalyahano katirsan kooxda...
Dibed-bax ka dhan ah Maamulka gobolka Hiiraan oo ka dhacay Beladweyne (Sawirro)
Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta ka dhacay banaanbax cabasho ah oo looga soo horjeedo maamulka gobolka.
Dadka dibed-baxa dhigayey oo u...
Al Shabaab oo weerar Culus ku qaaday Balcad iyo Faah faahino kasoo baxaya
Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar culus ku qaaday qeybo kamid ah degmada Balcad ee gobolka Shabeeaha Dhaxe, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal...
Golaha Badbaadaba Hirshabelle oo u Mahad celiyay Madaxda Dowlada Federaalka iyo …
Gudiga Fulinta Golaha Badbaadaba Hirshabeelle, oo shir isugu yimid, uuna shir
gudoominayay Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan (Barnaamij) ayaa u mahad-naqay
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo,...
Daawo Sawirada: Degmada Warsheekh oo yeelaneysa Golle Deegaan
Munaasabad lagu daah furaayay barnaamishka Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Warsheekh ee Maamul Gobaleedka Hirshabelle ayaa lagu qabtay xarunta degmada Warshiiq.
Munaasabada oo ay soo qaban...
Cismaan Cali Maadey oo goor dhow lagu dilay Magaalada Belad-Weyne
Dabley hubeysan ayaa caawa ku dishay Magaalada Belad-weyne Masuul ka tirsanaa waaxda Maaliyada ee maamulka gobolka Hiiraan sida ay sheegayaan warar goor dhow na...
Ciidamada AMISOM oo dhawaan ka baxaya Degmooyin katirsan Hirshabelle iyo Walaac…
Ciidamada Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Brundi ayaa la filayaa in ay isaga baxaan deegaano iyo...