Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Madaxweyne Waare oo ka hor yimid xil ka qaadis lagu sameeyey Khadiijo Shiikh Axmed

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay xilka qaadis uu Wasiirka Maaliyada maamulkiisa ku sameeyay Agaasimihii Wasaaradaas Khadiijo Shiikh Axmed.

Waare ayaa soo saaray Wareegto uu isugu yeerayo dhamaan shaqaalaha Wasaarada oo Wasiirka uu ku jiro 16-ka Maarso 2020.

Wasiirkii hore ee Maaliyada Hirshabelle ayaa xilkiisa ku waayay xilka qaadis uu ku sameeyay isla gabadhan agaasimaha ka ah Wasaarada Maaliyada Hirshabelle.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA UU SOO SAARAY MADAXWEYNE WAARE

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Maxkamada Hargeysa oo mar kale xukun xabsi ah ku riday Boqor Buurmadow

Cabdi Cade

Dowlada Somalia oo shaacisay Sababta xayiraada loo saaray diyaaradaha taga Kismaayo

Cabdi Cade

Israa’iil oo gudaha Syria ku dishay gabar Wariye caan ah kaddib markii…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---