Category : NEWS
Kenya oo raadineysa deyn gaareysa boqolaal Milyan oo dollar (Sababta)
Xukuumada Kenya ayaa sheegtay inay lacago malaayin ah ay ka soo amaahaneyso bangiga adduunka ka dib dhaqaale xumo soo wajahaday. Lacagta amaahda ah ayaa gaareysaa...
Bam caawa lagu Weeraray saldhig Muqdisho ku yaalla iyo khasaare ka dhashay
Bam Gacmeed ayaa caawa lagu weeraray xerada Jen. Gordon ee degmada Hodan oo ku taalla gobalka Banaadir, iyadoo halkaas ay ka dhacday rasaas. Wararka ayaa...
[penci_ads id="penci_ads_3"]
Ibraahim Dheere: Siyaasi samir badan oo aan ka quusan hamigiisa Siyaasadeed
Siyaasiga Ibraahim Cumar Mahadalle (Ibraahim Dheere) ayaa dhowaan loo magacabay xilka guddoomiye ku-xigeenka dhinaca Maaliyadda ee Maamulka gobolka Banaadir ka dib wareegto ka soo baxday...
Halis ku soo wajahan Boosaaso & Saraakiisha amniga Puntland oo ka digay
Saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa xilligan waxay ka digayaan in dagaalamayaasha Al-Shabaab iyo Daacish ay gudaha u galeen Magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari. Arrintan ayaa ka...
Haweeneydii ugu horeysay ee loo magacaabay duqa Belad-weyne oo xilka la Wareegtay (Sawirro)
Munaasabad ay xilalka ku kala wareegayeen duqa cusub ee magaalada Baladweyne iyo duqii hore ayaa maanta lagu qabtay xarunta Maamulka ee isla magaalada Belad-weyne. Munaabadan...
Qarax khasaaro geestay oo ka dhacay duleedka Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya
Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa maanta ka dhacay deegaanka KM13 ee duleedka Muqdisho, waxaana qaraxan lala eegtay gaari nuuca dagaalka ah ay lahaayeen...
Masuul loo xiray Sawirka William Ruto oo xiran darees Milatari oo gaari lagu dhajiyay (Daawo Sawirada)
Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa xiray Julius Macharia oo ka mid ah xubnaha golaha deegaanka Kiambu, waxaana ninkan lagu eedeeyay in gaari ku dhajiyay sawirka...
Weerar Mindi loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Kawasaki (Daawo Sawirada)
Weerar khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac dhaliyay oo loo adeegsaday Mindi ayaa ka dhacay magaalada Kawasaki ee dalka Japan, waxaana weerarkan uu ka dhacay goob...