Category : NEWS
Guddi Qaban qaabiya Shir weyne looga tashanayo Mustaqbakka Puntland oo la magacaabay
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni isagoo ka duulaya Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland ee ku qabsoomay magaalada Boosaaso, Bishii February 07, 2020,...
Haweeney Ninkeedii hore Dhaawac culus gaarsiiyay oo Muqdisho laga qaaday (Daawo Sawirada)
Waxaa manta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga sagootiyay haweeney dhaawac culus uu gaarsiiyay askari katirsan ciidanka dowlada Soomaalia sidoo kale horey u...
[penci_ads id="penci_ads_3"]
Wariye iyo labo Sargaal oo katirsan Al Shabaab oo Xukuno adag lagu riday (Daawo Sawirada)
Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukuno kala duwan oo xabsi ciidan ah ku riday sadex nin oo lagu eedeeyay in ay...
Muuse Biixi oo ka hadlay Safarka Farmaajo ee Hargeysa iyo sida uu ku yimid kulankii uu Adis Ababa kula qaatay
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad u jeediyay Baarlamaanka Maamulkiisa ayaa ka hadlay kulankii dhawaan magaalada Adis Ababa kula yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya iyo...
Haweeney Ninkeeda ka dalbatay in uu usoo celiyo Kelli ay ugu deeqday iyo Sababta keentay
Haweeney u dhalatay dalka Turkiga oo lagu magacaabo MaviÅŸ ErdoÄŸan ayaa ninkeeda ka dalbatay in uu usoo celiyo keli ay ugu deeqday xili xaalad caafimaad...
Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn khasaaro geesatay oo ka dhacday Jilib
War ka soo baxay taliska ciidamada Maraykanka ee Africa AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyn diyaaradahooda dagaalka ka fuliyeen degmada Jilib lagu dilay Xubin katirsan...
Taliye ciidan oo xilka laga qaaday iyo Al Shabaab oo sabab u aheyd xil ka qaadistaasi
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar uu xilka ka qaaday taliyihii ciidanka booliiska saldhiga...
Wada-hadalladii dowladaha Masar iyo Itoobiya ee Wabiga Nile oo fashilmay
Saraakiisha Itoobiya ayaa sheegay in wada-xaajoodyo toddobaadkii tegay ka dhacay magaalada Washington ay ku guul-darreysteen inay xaliyaan muranka muddada fog kala dhaxeeya Masar ee salka...