Friday, March 29, 2024

Banaan bax rabshado wata oo saakay ka dhacay Qeybo kamid ah Muqdisho (Sawirro)

Waxaa saakay banaan bax rabshado wata uu ka dhacay qeybo kamid ah magaalaada Muqdisho, waxaana banaan baxa dhigayay darawalada gaadiidka dadweynaha ee loo yaqaan...

Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya oo saakay la geeyay Dhuuso Mareeb

Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in saakay magaaladaasi ka degtay diyaarad waday ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya. Ciidamada saakay...

Abshir Bukhaari oo Xukuumada Soomaaliya ku dhaliilay hal arin oo ay ka gaabisay

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare Senator Abshir Bukhaari ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay xaalada adag ee xiligan ka taagan magaalada Baladweyne...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan soo dhaweyn ah la qaatay Alberto Vecchi (Daawo Sawiro)

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya, Alberto Vecchi. Kulanka dhex...

Suuqa Bakaaraha oo loo sameeyay Wadooyin qurux badan (Daawo Sawirada)

Waxaa qaar kamid ah wadooyinka soo gala Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ka socota dib u habeyn, waxaana wadooyinkan dhismihiisa gacan weyn ka geesanaya...

Gabar lama filaan iyo Qoomamo kala kulantay Qaliin is qurxis oo ay gashay !!! 

Haweeney Shiinees ah oo adduun dhan 13,000 yuan ‘una dhiganta $1,850′ ku bixisay inay marto qaliinka baararka indhaha loogu sameynayo ayaa hadda awoodi la’...

Soomaaliya oo Dunida La Hortagtay Qaran Xisaabtami Kara !!

Shir sanadeedkii Bankiga Adduunka iyo Sanduuqa Maaliyadda Caalamka (IMF) ayaa October 14 ilaa 20, 2019 lagu qabtay magaalada Washington ee dalka Mareykanka. Shirkaas waxaa...

Degaano ay ku sugan yihiin Kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish oo cirka laga duqeeyey

Wararka ka imaanaya degmada Iskushuban ee gobola Bari, ayaa sheegaya in galabta duqeymo culus oo dhinaca cirka ah lagu garaacay deegaan hootaga degmadaasi oo ay...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs