Category : NEWS
Iska horimaad dhexmaray ciidamada Ruushka iyo Britain & Xiisad ka taagan (Sawirro)
Russia ayaa maanta ku eedeysay Britain inay faafineyso been ku saabsan iska hor-imaad Badda Madow ku dhexmaray maraakiibta dagaalka labada dal, waxayna ka digtay inay...
Faahfaahin: Askar ku le’atay dayuurad ku burburtay Nairobi (Daawo Sawirro)
Ugu yaraan 17 askari ayaa ku geeriyooday markii diyaarad helicopter ah oo ay ugu safrayeen tababar ay ku dhacday duleedka Magaalada caasimadda ah ee Nairobi...
[penci_ads id="penci_ads_3"]
Bangiga Dhaxe oo amar ku bixiyay in la qaato lacagta 50-ka Dollar
Shirkadaha iyo bangiyada kuyaala magaalada Muqdisho ayaa mudooyinkii dambe diiday qaadashada lacagta 50-ka dollar, waxa ayna taasi caqabad ku noqotay shacab iyo ganacsato heesatay lacagtaasi...
Xubno ka socday Booliiska Caalamiga oo soo gaaray Muqdisho lana kulmay Xijaar (Sawirro)
Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray saraakiil ka socotay booliiska Caalamiga ee loo yaqaan INTERPOL , waxa ayna saraakiishhan la kulmeen taliska booliiska Soomaaliya iyo saraakiil...
Ra’isul Wasaare Rooble oo kulan sagootin ah la qaatay Mr Erik lundberg (Daawo Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan sagootin ah la yeeshay safiirka sii baxaya ee Finland u jooga dalka Soomaaliya Mr...
Madaxweyne Qoor Qoor oo arimo muhiim ah kala hadlay Kate Foster (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan khadka mareegta ah kula yeeshay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ms. Kate Foster....
Biixi oo qaabilay Wufuuda Ka Qaybgalaysa Furitaanka Wejiga 1-aad ee Dekeda Berbera (Sawirro)
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo qaabiley wufuuda ku soo wajahan magaalo Marseedka Berbera oo maanta la shaacin doono furitaanka wejigii koowaad ee ballaadhinta...
Natiijada Dacwada Badda Ma Saameyn Doontaa Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya?
Horumarka muuqda ee Ra’iisulwasaare Maxamed Xusein Rooble uu ka gaaray u diyaargarowga doorashooyinka ayaa tilmaam u ah in doorashada goor dhaw la gudogali doono. Warar lagu...
Labo nin oo laga sugayo inay soo gudbiyaan qaabkii loo dili lahaa !!
Maxkamadda ugu sarreysa gobolka South Carolina ee dalka Mareykanka ayaa hakisay dil lagu fulin lahaa labo nin, ka dib markii ay siisay fursadda ah inay...