Waxaa soo gebageboobay wareeggii afraad ee wadahadallada dadban ee u dhexeeya Iiraan iyo Mareykanka oo ka dhacay magaalada Mascat ee dalka Cuman iyadoo ay dhex-dhexaadinayso...
Madaxii hore ee siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa si adag u cambaareeyay mawqifka siyaasadda iyo dhaqaalaha ee ku aaddan xasuuqa Israa’iil...
Ciidamada amaanka maamulka Puntland, ayaa loo soo gacan galiyay nin xukun dil ah horey ugu riday maxkamadda ciidamada Puntland, kaa oo ka baxsaday xabsigii oo...
Sida uu qoray wargeyska Jerusalem Post ee ka soo baxa Israel  Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa qorsheynayo inuu aqoonsado dowlad Falastiin,inya uu ku guda jiro...
Iraq oo soo saartay amar xiritaan oo ka Dhan ah Madaxweynaha Ku-meelgaarka Suuriya Axmed al-Sharaa. Xildhibaanada baarlamanka dalka Ciraaq ayaa soo saaray amar lagu xirayo...