Ururka ONLF iyo ururo kale oo ka dagaalama qeybo kamid ah dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in dhawaan DowladaItoobiya  ka saarto liiska waxa loogu yeero...
Labo Oday oo kamid ahaa dadka ku dhaqan Deegaanka Raama-cade ee hoostagta magaalada Jowhar ayaa lagu soo waramayaa in saacadihii lasoo dhaafay siyaabo kala duwan...
Robotka Sofia ee u sameysan sida bini’aadamka ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Adis Ababa ee Caasimada Dalka Itoobiya, waxaana robotkan la filayaa in uu kulan...
Dowlada Gambia ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in ay ku xaraashto dhamaan hantida uu leeyahay Madaxweynihii hore ee dalkaasi Yaxya Jammeh oo dalkaasi horey uga...