Ciidanka Asluubta oo Muqdisho ka aruuriyay Caruur Darbi jiif ah (Daawo Sawirada)
Ciidamo katirsan Asluubta Soomaaliya ayaa maanta qeybo kamid ah magaalada Muqdisho waxa ay ka aruuriyeen caruur iyo dhalinyaro darbi jiif ah kuwaa oo ku dhibaateesnaa...