Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada AMISOM ka biyo diideen in ay ka qeyb galaan...
Waxaa goordhaw qarax gaari lagu soo xiray uu ka dhacay meel ku dhaw garaashka Xaaji Baasto ee Degmada Hodan, waxaana dhawaqa qaraxa laga maqlay xaafado...
Dawladda Mauritius ayaa ajaaniibta u soo bandhigtay fursad ay muwaadiniin ku noqon karaan iyagoo bixinaya hal milyan oo dollar oo aan celis lahayn. Qofka qofka...
Gudoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Somalia Mahad Cabdalla Cawad ayaa loo diiday inuu gudaha galo kana dhoofo garoonka Dayuuradaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho....
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa la sheegay in manta muddo saacado lagu xayiray garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, kadib markii ay...