Ra’isul Wasaare Kheyre oo meesha ka saaray in Heshiis galeen Soomaaliya iyo Itoobiya
Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa meesha ka saaray jiritaanka heshiis ay wada galeen Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, kadib booqashadii uu Muqdisho ku...