Joseph Kabila oo xasaanadda laga qaadayo iyo dacwad lagu soo oogayo
Dowladda Congada Dimuquraadiga, ayaa wada qorshe xasaannadda looga qaadayo Madaxweynihii hore ee dalkaasi Joseph Kabila, oo dowladda ku eedeysay in uu taageero u fidiyay fallaagada...